Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Dagaal saaka mar kale ka qarxay Laascaanood iyo arrin cusub oo ka soo korodhay
    Gudaha

    Dagaal saaka mar kale ka qarxay Laascaanood iyo arrin cusub oo ka soo korodhay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 7, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maalintii labaad waxay dagaalo culus ka socdaan magaalada Lascaanood ee gobolka Sool kuwaasoo dhexmaraya Ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.

     

    Dagaalka oo shalay subixii qarxay ilaa xalay iyo saakana socda ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, iyadoo ay ku nafwaayeen saraakiil kala hogaaminayay ciidamada Somaliland iyo ciidamada taabacsan garaadada Sool ee SSC.

     

    Wararka ayaa sheegaya in hadda dagaalka ugu xooggan uu saaka ka socdo hareeraha Taliska Gooja-cadde halkaas oo laga maqlayo hubka culus.

     

    Waxaa lasoo sheegayaa in dagaalkani uu ka xooggan yahay kii shalay, dagaalka ayaa sidoo kale meelaha uu saaka ka socdo waxaa ka mid ah aagga buurta sayidka, halkaasoo shalay uu ka dhacay khasaaraha ugu badan ee kala gaaray dhinacyada dagaalamaya

     

    Dhammaan saraakiishii degaanka u dhashay ee hore ula socday maamulka Somaliland ayaa la sheegay iney ku biireen xoogagga SSC.

     

    S/Guuto Mahad Canbaashe oo kamid ahaa saraakiisha u dhashay degaanka ayaa u dambeeyay oo sida la sheegayo saaka ku biiray safka ciidanka SSC

     

    Khasaaraha dagaalka labada dhinac ee saaka weli faahfaahin sugan lagama hayo isla markaana dhinacna khasaaraha kama hadlin.

     

    Labada dhinac ayaa ilaa xalay kala helayey gurmadyo kala duwan oo iskugu jira ciidan iyo gaadiid dagaal.

     

    Warar aan weli la xaiijin ayaa sheegaya in ciidanka SSC ay qabsadeen Hotel Xamdi oo ku yaalla woqooyiga magaalada Laascaanood oo ay ku sugnaayeen wasiiradii Somaliland ee halkaas u joogay wadahadalka.

     

    LA SOCO WIXII SOO KORDHA.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleGEN Cabdi Warsame Usmaan ayaa ah Generaalada fara ku tiriska ee kadanbeeyo Ciidamada bada kana soo jeedda Gobolka Hiiraan
    Next Article Dowlado cusub oo soo magacaabay danjireyaal u fadhin doona Somalia (Sawirro)

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Amiirka dalka Qatar?

    March 5, 2023

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee…

    Gudoomiyaha golaha shacabka Aadan Madoobe oo la kulmay Guddi labo dhinac iska soo xuleen

    January 21, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.