Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Xildhibaan C/shakuur oo war culus kasoo saaray dagaalka laascaanood
    Gudaha

    Xildhibaan C/shakuur oo war culus kasoo saaray dagaalka laascaanood

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 6, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul ucambaareeyey dagaalka dib uga qarxay magaalada laascaanood oo ciidanka Soomaaliland iyo maleeshiyaadka dadka deegaanka udhaxeeya.

    Wuxuu ku baaqay in dagaalka la joojiyo oo miiska wadahadalka lagu dhameeyo inta dadka la dhameyn lahaa,islmaarkaana la bad baadiyo dadka kale.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA XILDHIBAAN C/RAXMAAN C/SHAKUUR

    Waa ayaan darro iyo wax laga xumaado dagaalka Laascaano ka socda ee dhimashada, dhaawaca iyo burburka hanti sababay. Waxaan ku baaqayaa in colaadda degdeg loo joojiyo. Waxaan Alla uga baryayaa in uu dadkii ku dhintay naxariistiisa siiyo, kuwa ku dhaawacmayna caafiyo, kuwa hanti beelayna uu ciwad celiyo.

    Arrin xalkeedu siyaasad yahay oo wadahadal iyo wada-xaajood u baahan, awood is maquunis irid ugama furna. Sida aan midnimada Soomaaliya awood sheegad lagu gaari karin, kala go’eedana xoog laguma keeni karo.

    Dawlada Federaalka ah xil ayaa ka saaran ilaalinta madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliya.

    Allaha dadkeenna gaarsiiyo xili uu caqligu caadhifada ka adagyahay, siyaasadda qaran ay tan haybta ah ka xoog badan tahay , qiyamka madaniga ahna ay kuwa qabiilka ka sareeyaan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWAR DEG DEG AH: Manchester City oo lagu helay dembi culus oo sababaya in laga jaro dhibco horyaalka Premier League ah,
    Next Article Taliyaha cusub ee Booliska oo amar siiyay saraakiisha iyo Taliyeyaasha kale

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo maanta ka furmaya Magaaalada Muqdisho.

    March 13, 2023

    Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirweynaha qaran ee Waxbarashada oo…

    Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi aay hoggaamineeyso ayaa maanta gartay Beledweyne

    February 4, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.