Generalka ayaa wax barashadii kusoo qaatay wadanka Rashiya,
GENERALKA ayaa u hambalyey madaxweynaha dalka mudana Xasan Sheekh Maxamuud guulaha is daba jooga ah oo uu ka gaaray mudaadii yareed oo uu xilka hayay Genaralka ayaa hadalkiisa ku daray in muwaadin walbo laka doonayo in uu kaalintiisa shaqo kasoo baxo.
Ugu danbeeyn Generalka ayaa u mahad naqay dhamaan shacabka somaliyeed sida muga leh oo aay u garab taakan yihiin ciidamada qalabka sido
Dhanka kale Janaraal Cabdi Warsame lagu wada in lo magacaabo Taliyaha ciidanka Bada Soomaaliya.