Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»DEG-DEG:- Garaad Jaamac oo dagaal ugu baaqay Beesha Dhulbahante
    Gudaha

    DEG-DEG:- Garaad Jaamac oo dagaal ugu baaqay Beesha Dhulbahante

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 6, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa shegay in duulaan lagu soo qaaday, kaas oo lagu hayay 15kii sanno ee lasoo dhaafay ayna Somaliland doonayso burburinta dadkiisa.

    Shir jaraa’id oo uu ku qabtay bartamaha Laascaanood oo dagaal culus ka socdo, ayuu Garaad Jaamac ugu baaqay dhallinyarada beesha dhulbahante inay dagaalamaan, oo ay garab istaagaan ciidamadooda dagaalamaya.

    “Askariga Dhulbahante ee qoriga haysta ee isagoo walaalkii la dilayo amarka sugayaa waa fulay ee gala Dagaalka” ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku baaqay in la dagaalamo.

    Somaliland ayaa saaka aroornimadii weeraray magaalada Laascaanood xilli la qorsheynayay shaacinta go’aano ay gaareen isimadda dhaqanka deegaannada SSC, kuwaas oo shir aayo-ka-tashi ah ku lahaa muddo ka badan todobaad magaaladaas.

    Dagaal culus ayaa weli soconaya, waxaana wararku sheegayaan in maamulka Somaliland ay madaafiic ku garaacayaan Laascaanood, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo tiro badan, kana dhashay dagaalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG-DEG+ Garaad Jaamac oo dagaal ugu baaqay Beesha Dhulbahante
    Next Article Cabdiraxmaan Cirro “Dhibaato kasta oo dhacda, xalkeedu xabad & rasaas maaha, xalku waa wadahadal iyo nabadeyn.”

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Talyaaniga oo soo badbaadiyey 1,300 oo muhaajiriin ah

    March 13, 2023

    Dowladda Talyaaniga ayaa soo badbaadisay 1,300 oo muhaajiriin ah kadib howlgal samatabixin ah oo laga…

    Daawo:- Muqaal Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland: “Xaaladda ka taagan Laascaanood waa mid ka dhalatay Dayaca Xukuumadda Biixi”.

    January 3, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.