Hakad kuyimid Dulimaadyaddi garoonka diyaaradaha Ugaas khaliif ee magaalada beledweyne
Hirshabelle gar ahaan Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ayaa ku wargelisay dhamaan Jihooyinka duulimaad ee ka howl galo Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif in si kumeel gaar ah loo hakiyey dhamaan duulimaadyadii
Maalin laha ahaa, Sababo Dayactir oo Garoonka lagu sameyn doono Awgeed.
markii ay wasaarada gaadidka iyo dulista hawada hirshabele ay soo saartay bayan kusaabsana in dhaman garoonka shaqadiisi lagoojiyay
Hirshabeele ayaa wayihii danbe ku howlaneyd dayactirka gobiihi qaraxyadu sameyeen ,sida garoomada iyo xafiisyada dowladeed tan iyo markii madaxweyne Dowladda Hirshabeelle Mudane cali guudlaawe talada hirshabele lodhibay