Beledweyne(Radiohalgan.com) Masuuliyiinta Daldhiga Magaalada Beledweyne ayaa yiri hashaan oo ah Mid la soo xaday waxaan ku haynaa Saldhiga Boliiska Beledweyne Tuugii soo Xaday ninkii uu u dhiibtay waa xiran yahay Ninkii Soo Xadayne Boliiska ayaa raadinooyo Cidii laheeyd waxaan ka Codsaneeynaa in ay Saldhiga noogu timaado.
Hoos ka Daawo Sawirro