Halgan(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Degmada Halgan ee Bartamaha Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaya in hatan lagu wado Hoobiyeyaal dhanka Koofurta ee Garaash Ayey ka soo tuurayan Al-Shabaab
Dadka Degmada Halgan ayaa u xaqiijiyeen Radio Halgan in ku soo dhacayan magaalada Hoobiyeyaal ka imanaya dhanka Al Shabaab hase ahaate lama ogo qasaraha ka dhashay.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan