Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»RW Abiy Ahmed oo markii ugu horeysay la kulmay masuuliyiinta TPLF (Sawirro)
    Dibadda

    RW Abiy Ahmed oo markii ugu horeysay la kulmay masuuliyiinta TPLF (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 4, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay la kulmay madaxda sare ee ciidamada gobolka Tigray ka dib heshiiskii nabadeed ee ay gaareen dowladda iyo TPLF kaaso soo afjareya laba sano oo dagaal ah, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

    “RW Abiy iyo waftiga TPLF ayaa ka wada hadlay arrimo ku saabsan halka uu marayo geeddi-socodka nabadda,” ayaa lagu yiri barta ay ku leedahay Twitter-ka warbaahinta Itoobiya. waxaa ka mid ahaa xubnaha abiy la kulmay Afhayeenkii TPLF Getachew Reda iyo xubno kale.

    Natiijo ahaan, RW Abiy wuxuu gaaray go’aanno ku saabsan kordhinta duulimaadyada, bangiyada iyo arrimo kale oo kor u qaadaya kalsoonida iyo fududeynta nolosha rayidka ee gobolka Tigray.

    Xukuumadda Addis Ababa iyo ciidamada Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa bishii November kala saxiixday heshiisyo lagu joojinayo colaadda si joogto ah, taasoo soo afjartay dagaallo ay ku dhinteen tobanaan kun, malaayiinna ku barakaceen.

    Kulankan ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee Abiy uu la qaato madaxda sare ee gobolka Tigrayga tan iyo markii uu dagaalka qarxay.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWaa sidee xaaladda Waqooyiga Itoobiya oo labo sano & Bar ka jirtay colaadda u dhaxeysay Ciidanka Federaalka & TPLF?
    Next Article Dowladda Mareykanka oo dagaal la gashay xal u helista shaqo la’aanta ka jirta Dalkaas.

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Malaayiin dollar oo loo raadinayo ciidanka ATMIS ee jooga Soomaaliya

    March 23, 2023

    Midowga Afrika ayaa Arbacadii dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo…

    Wafdi ka socda dowladda Yemen oo soo gaaray Muqdisho

    January 17, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.