Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»DEG-DEG:- Mason Greenwood oo Caro Dartii Afka Furtay Kana hadlay Dhoo
    Ciyaaraha

    DEG-DEG:- Mason Greenwood oo Caro Dartii Afka Furtay Kana hadlay Dhoo

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 3, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa war kasoo saartay xiddigeedii u xidhnaa kufsiga iyo tacaddiyada ee Mason Greenwood oo dhamaan lagu waayey waxyaabihii lagu eedaynayay, isla markaana maanta ay maxkamaddu sheegtay in meesha laga saaray dembiyadii uu ku eedaysnaa.

    Mason Greenwood oo 21 jir ah ayaa la xidhay sannadkii hore iyadoo gabadh ay saaxiibbo ahaayeen ay baraha bulshada ku baahisay muuqaallo ay dhaawacyo qabto, taas oo sidoo kalena sheegtay inuu kufsanayay laacibkani.

    Maxkamadda ayaa maanta sheegtay, in meesha laga saaray oo la laalay dhamaan eedaymihii loo haystay, waxaana hadda arrintaas ka hadashay Manchester United oo sheegtay in ay ka fiirsanayso tallaabooyinka xiga ay qaadayso mar haddii uu dembi la’aan noqday laacibkan reer England.

    “Manchester United waxa soo gaadhay go’aanka maxkamadda ee ah in dhaman eedaymihii loo haystay Mason Greenwood la laalay. Kooxdu waxay hadda bilaabi doontaa nidaamkeeda u gaarka ah ka hor inta aanay qaadin tallaabooyinka xiga.” Ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedka ay Mnchester United soo saartay.

    Mason Greenwood ayuu magaciisu ku jiraa liiska ciyaartoyda Manchester United ee ku qoran website-ka, maadaama aanay jirin wax dembi ah oo lagu caddeeyey.

    Greenwood ayaa la xidhay bishii January ee sannadkii hore, waxaase mar dambe laga soo saaray goobtii uu ku xidhnaa iyada oo xabsi-guri lagu geliyey gurigiisa oo ay boolisku kula socdeen dhaqdhaqaaqiisa.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWaa Maxay Sababta Uu ciyaaryahanka Reql Madrid Vinicius Jr Ugu Ciyaarayo Kabo Madow?
    Next Article DEG-DEG:-Mason Greenwood oo lagu Waayay Wax Danbe Ah

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Xildhibaan C/shakuur oo war culus kasoo saaray dagaalka laascaanood

    February 6, 2023

    Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul ucambaareeyey dagaalka dib…

    Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe oo warbixin xasaasi ah siiyey danjiraha Mareykanka

    January 9, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.