Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Waa Maxay Sababta Uu ciyaaryahanka Reql Madrid Vinicius Jr Ugu Ciyaarayo Kabo Madow?
    Gudaha

    Waa Maxay Sababta Uu ciyaaryahanka Reql Madrid Vinicius Jr Ugu Ciyaarayo Kabo Madow?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 3, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Vinicius Junior ayaa u ciyaaraya Real Madrid kulanka ay la dheelayaan Valencia haatan iyadoo weeraryahanka uu ku ciyaarayo kabo madow oo aan wax astaan ah laheyn.

    Waana wax lama filaan ah madaama uusan waligiis sidaas sameynin, laakiin sharaxaad ayaa laga bixiyay sababta uu ugu ciyaarayo kabo madow oo aan caalamad shirkad laheyn.

    Xiddiga reer Brazil ayaa burburiyay hishiiskii uu kula jiray shirkada Nike, sidaasi darteed haatan ma heysto shirkad kabaha sameysa oo uu hishiis xayaysiin kula jiro.

    Vinicius ayaa raadinaya shirkad cusub uu hishiis la galo madaama uu dareemay in Nike ay qiimihiisa hoos u dhigtay, islamarkaana shirkada Mareykanka aysan si fiican u la dhaqmin inkastoo uu qandaraaskooda socon lahaa ilaa iyo 2028ka.

    Xiddiga reer Brazil ayaase go’aansaday inuusan xayaysiin u sameynin shirkada Nike isagoo iska bixiyay kabahooda, wuxuuna haatan doortay inuu ku ciyaaro kabo aan laheyn calaamad shirkad ilaa iyo uu ka helayo shirkad kale uu xayaysiis u sameeyo.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleJuventus oo Sabab yaab leh u burburinaysa heshiiska ay kula jirto xiddiga reer France ee Paul Pogba
    Next Article DEG-DEG:- Mason Greenwood oo Caro Dartii Afka Furtay Kana hadlay Dhoo

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG-DEG:- Qarax laga maqlay Magaalada Boosaaso & Booliska oo ka hadlay

    January 4, 2023

    Jugta Qarax la sheegay in uu ahaa Bam Gacmeed ayaa Caawa laga maqlay agagaarka Garoonka…

    Midawga Yurub oo $414 milyan ku ganaaxay shirkadda Meta ee iska leh Facebook

    January 5, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.