Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»Kylian Mbappe oo dhaawacmay, seegi doona kulanka PSG vs Bayern Munich
    Ciyaaraha

    Kylian Mbappe oo dhaawacmay, seegi doona kulanka PSG vs Bayern Munich

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 3, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    PARIS — 

    Weeraryahanka Paris St Germain Kylian Mbappe ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo seddex toddobaad ah kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray bowdada, sida ay Khamiistii sheegtay kooxda Ligue 1, taasoo sababtay inuu seego lugta hore ee Champions League ee ay la ciyaarayaan Bayern Munich.

    24-sano jirkan ayaa dhaawacmay qeybtii hore ee kulankii ay PSG ay 3-1 kaga badisay Montpellier Arbacadii. PSG ayaa ciyaari doonta shan kulan inta u dhaxaysa 4-19 Febraayo, waxaana uu sidoo kale seegi doonaa ciyaarta wareegga 16-ka ee koobka French Cup ee ay kaga hortagayaan Olympique de Marseille.

    Difaacooda Sergio Ramos ayaa sidoo kale la beddelay intii ay socotay ciyaartii Arbacadii, isagoo ka cabanayay dhaawac soo gaaray, laakiin waxa uu mari doonaa baaritaan dheeri ah, si loo ogaado heerka uu gaarsiisan yahay dhaawaciisa.

    PSG ayaa hoggaanka horyaalka Ligue 1 ku hoggaaminaysa shan dhibcood waxayna sabtida soo dhawayn doontaa kooxda Toulouse.

     

    Reuters.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleSheekada maxbuus laga sii daayey Guantanamo Bay oo ay hore jidh-dil u geysatay CIA
    Next Article Dhageyso:- Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub oo gaaray Ukraine

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal Kulan Lagu Taageerayay Shirkii Beesha Xawaadle Ee Neyroobi ayaa ka dhacay magaalada Buulo-burte

    February 23, 2023

    Kulan Lagu Taageerayay Shirkii Beesha Xawaadle Ee Neyroobi Lagu So Gabagabeeyay Ayaa Lagu Qabtay Dagmada…

    Weerar ku billowday qaraxyo oo lagu qaaday saldhig ku yaalla Muqdisho

    March 15, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.