Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»Juventus oo Sabab yaab leh u burburinaysa heshiiska ay kula jirto xiddiga reer France ee Paul Pogba
    Ciyaaraha

    Juventus oo Sabab yaab leh u burburinaysa heshiiska ay kula jirto xiddiga reer France ee Paul Pogba

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 3, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa burburinaysa heshiiska ay kula jirto xiddiga reer France ee Paul Pogba oo xagaagii si xor ah ugaga soo wareegay Manchester United, waxaanay kooxdaasi ka cadhaysan tahay laba arrimood oo isku raacay.

    Paul Pogba oo ay da’diisu tahay 29 jir ayaan wali hal ciyaarna u safanin Juventus oo uu dib ugu soo laabtay kaddib lix sannadood oo uu kaga maqnaa Manchester United oo kaga iibsatay £89 milyan oo Gini sannadkii 2016, taas oo ka dhigtay ciyaartoygii ugu qaalisanaa dunida waqtigaas.

    Laakiin intii uu kusoo laabtay Allianz Stadium ayaanu hal ciyaarna u safanin, waxaana uu u jiifaa dhaawac soo gaadhay ka hor intii aanu bilaabmin xilli ciyaareedku.

    Old Lady oo markii hore uu qorshaheedu ahaa inay haysato Paul Pogba ayaa uu isbeddel weyni ku yimid markii uu laacibkani noqday mid u nugul dhaawacyada oo uu illaa hadda u jiifo, waxaana usii raacday in ay xataa shaki ka qabaan in uu dib u helayo qaab-ciyaareedkiisii.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticlePaul Merson oo saadaaliyay Sadaashiisii toddobaadka ee horyaalka Premier League
    Next Article Waa Maxay Sababta Uu ciyaaryahanka Reql Madrid Vinicius Jr Ugu Ciyaarayo Kabo Madow?

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Gudoomiyaha dagmada Jalalaqsi nuur dhere ayaa baaq u diray Hirshabeelle iyo DFS

    January 23, 2023

    Hoos ka Daawo Muqaal Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuuge taliye Nuur Dheere  https://youtu.be/oBclxgV6bR4

    Akhriso:- Shaqaalaha Dowladda Mareykanka oo 30 cisho loo qabtay in Telefoonnadooda ay ka tirtiraan TikTok.

    March 1, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.