Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Arimaha Bulshada»Daawo: Xamza oo sheegay 2 arrin oo uu aad u dhibsaday
    Arimaha Bulshada

    Daawo: Xamza oo sheegay 2 arrin oo uu aad u dhibsaday

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 3, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ka hadlay nidaamka qabaliga ah ee xilalka lagu qeybsado, isagoo sheegay inuu aad u dhibsaday hanaanka ay hadda wax u qeybsadaan dadka Soomaaliyeed.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in sidaan ay ka wanaagsan tahay in qof kasta lagu qiimeeyo aqoontiisa oo qabiilkiisa aan loo fiirin.

    Hadii taasi ay suurta-gasho wuxuu sheegay inay dhici doonto in la arki doono laba qof oo walaalo ah oo aqoontooda ku gaaray heerar sare oo hadda aysan suurtagal aheyn inay dhacdo, maadaama 4.5 wax lagu qeybsado.

    Nidaamka xukunka ee aan wax ku qeyb-sano waa in aan iska saxno, runtii layaab ayuu leeyahay nidaamkaan, laba qof oo walaalo ah hadii ay tartan galaan oo guuleystaan waa in aan lala yaabin, waa in laba walaal ay xafiis wada fariisa karaan,” ayuu yiri Xamza Barre.

    Hadalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku soo aadaya iyadoo dhawaan Taliyaha booliska Soomaaliya loo magacaabay sarkaal isaga ku heyb ah, taas oo hadal-heyn iyo guux badan abuurtay.

    Waa in nidaamkaan 4.5 ah aan k baxaa, waa in Xildhibaanka laga daayo cadaadiska oo aqoon lagu raadiyo jagooyinka dowliga ah, sida aan isku xukumeyno markii aan iska saxno ayey cadaaladu imaan doontaa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale soo hadal qaaday musuq maasuqa lagu sheego Soomaalida, iyadoo dhawaan uu dalkeenu kaalimaha ugu horeeya ka galay qiimeynta dalalka ugu musuqa badan dunida.

    Waxaa musuqa looga saari karaa dadkeena in la fahamsiiyo dowladnimada, musuqu wuxuu noqday Soomaalida meheradeeda, meel kasta ayuu ka jiraa, marka wax yaabo badan ayaa saxid nooga baahan,”  ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamza Barre.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleBooliska Muqdisho oo soo bandhigay nin ‘gaangis ah’ oo loo haysto dambiyo culus
    Next Article Turkiga oo ka falceliyey arrin ay ku dhaqaaqeen qaar ka mid ah dalalka reer galbeedka

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    January 21, 2023

    Madasha Siyaasadda Puntland ayaa soo saartay baaq ka kooban shan (5) qodob oo la xiriira…

    Ra’isul Xamse oo dalka dibadiisa u safray iyo xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa

    January 8, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.