Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»XFS oo Dowladda Norway kala hadashay dardargalinta mashaariicda xasilinta Gobollada lagala wareegay AS
    Wararka

    XFS oo Dowladda Norway kala hadashay dardargalinta mashaariicda xasilinta Gobollada lagala wareegay AS

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 2, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo u wehliyo Agaasimaha Guud ayaa maanta ku qaabilay xarunta dhexe ee Wasaaradda u qaabilsanaha Safaaradda Norway ee Soomaaliya Haakon Svane iyo Madaxa Xirrirka Iskaashiga Horumarinta Erling hess Johnsen.

    Kulanka Wasiirka iyo Wakiillada ka socday Safaaradda Norway ayaa diiradda waxaa lagu saaray Istaraatiijiyadda dowladda Norway ay ku taageereeyso Soomaaliya iyado waafaqsan Qorshaha Horumarinta Qaranka NDP-9 iyo mashaaricda horumarineed ee ay Dowladda Norway ku taageerto Soomaaliya.

    Labada dhinac ayaa isla meel dhigay in la dardargeliyo mashaariicda xasilinta ee Goballada laga wareegay Al-Shabaab, kala duwan ee dalkeenna lagu taageero kuwaas oo lagu salleenayo waxyaabaha mudnaanta u leh dalka Soomaliya. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay kulanka.

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo danjiraha Dalka Norway ayaa hoosta ka xarriiqay in mashaariicda kala duwan ee ay qorshenayso sidii loo amba-qaadi lahaa howlaha kala duwan ee hadda socda.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMadaxweynaha Dalka Turkiga “Sweden kuma biiri karto NATO haddii la ogolaado in la gubo Qur’aanka”
    Next Article Doon siday Xoolo laga dhoofiyay Soomaaliya oo degtay

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal Aqoonyahanad Nimco Xuseen Cusman – Waxaan soo arkay deeganadi ay xoreeyeen geesiyaasha Macawiisleey

    March 11, 2023

    Dr’s.Nimco Xuseen Cusman – Waxaan soo arkay deeganadi ay xoreeyeen geesiyaasha #Macawiisleey https://youtu.be/4HodLJXIgeg

    Madaxda maamul Goboleedyada iyo DFS oo ku wajahan Baydhabo+xogta shirka

    March 12, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.