Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Urur Goboleedka IGAD OO War kasoo saaray xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood
    Dibadda

    Urur Goboleedka IGAD OO War kasoo saaray xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 2, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Urur goboleedka IGAD oo ka warbixinayay xaaladda Gobolka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

    “Xiisadda Laascaanood waxay noqotay arrin walaaceeda leh oo horseeday inay tiro dad ah ay ku dhinteen halka khasaare kalena uu ka dhashay” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay IGAD.

    Ururkan ayaa sidoo kale sheegay in Somaliland ay ku howlan tahay sidii xal nabadeed looga gaari lahaa xiisadda.

    IGAD ayaa sidoo kale u mahadcelisay in dadaallada nabadeed ee uu sameeyay madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ee ku aadan joojinta colaadda Laascaanood.

    Bayaanka kasoo baxay IGAD ayaa sidoo kale lagu sheegay inay ka shaqeeyaan xaqiijinta amniga, xasiloonida iyo horumarka Soomaaliya.
    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDaawo:- Muqaal”DF Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay doorasho muran badan uu hareeyey
    Next Article Kulan su’aalo lagu weydiiyay Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo ka dhacay Villa Hargeysa

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dad lagu dilay Maraykanka & Dableygii oo la qabtay

    February 18, 2023

    Toogasho ka dhacday Gobalka Mississippi ee Koonfurta dalka Mareykanka yaa waxaa lagu dilay 6 qof,…

    Dhageyso:- Wasiirka Gaashaandhigga iyo saraakiisha ciidanka oo booqday goobihii laga xoreeyay Al-shabaab

    March 3, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.