Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Kulan su’aalo lagu weydiiyay Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo ka dhacay Villa Hargeysa
    Gudaha

    Kulan su’aalo lagu weydiiyay Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo ka dhacay Villa Hargeysa

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 2, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Dhaqaalaha, Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee Golaha Shacabka BJFS, ayaa kulan su’aalo weydiin ah kula yeeshay Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo Maalgashiga Xafiiska Guddiga ee Villa Hargeysa ee magaaalada Muqdisho.

    Ajendaha kulanka ayaa daarnaa su’aalo weydiin ku saabsan hindise sharciyeedka Hay’adda Maalgashiga Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaarada Qorsheynta Hormarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga, si xog dheraad ah uu gudiga uga helo hindisaha  iyadoo la waafajinayo Sharuucda kale ee maalgashiga .

    Wasiirka Wasaarada Maxamud Cabdiraxmaan Benenene iyo Kooxdii la socotay ee aqoonyahanada Maalgashiga ahaa ayaa faah faahin ka bixiyay su’aalihii la weeydiiyay.

    Guddiga ayaaa waxaa uu doonayaa in uu dhidibada u aaso Hay’adda Maalgashiga Qaranka sidaa daraadeed wadatashiyada kulamada iyo ka baaraan degida sharcigan ayaa ah asalka wadatashiga guud taas oo ku dhisan Dowlad wanaag baraxtiran.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleUrur Goboleedka IGAD OO War kasoo saaray xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood
    Next Article Degamada Moqokori Ayaa Maanta Laga Bilaabay Dhismaha Hospital Aad U Baaxad Weyn Gobolka Hiiraan (wax badan ka ogoow)

    Related Posts

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Golaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

    February 22, 2023

    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa la filayaa in Gelinka dambe ee Maanta oo…

    Sharcigii Hay’adda NISA oo maanta loo gudbiyey Golaha Aqalka Sare

    February 11, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.