Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Wararkii ugu dambeeyay Wareysi:- Taliye Xasan Faarax Guuleed” Dagaalka ka socdo Beerxaano waxaan AS uga dilnay 27 kamid ah kooxdaasi”
    Gudaha

    Wararkii ugu dambeeyay Wareysi:- Taliye Xasan Faarax Guuleed” Dagaalka ka socdo Beerxaano waxaan AS uga dilnay 27 kamid ah kooxdaasi”

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 1, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Beerxaano(Radiohalgan.com)-Faah-faahinta dagaalka Beerxaano iyo khasaare xooggan oo AS la gaarsiiyay.

    Dagaalkii billoowday Duhurnimadii maanta ee u dhaxeeyay Ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka oo garabsanaya kuwa dowladda Soomaaliya iyo AS ee ka socday deegaanka Beerxaano ee dhaca Koonfurta Beledweyne ayaa caawa soo gaaray.

    Dagaalka oo ahaa mid culus dhowr jeer-na la isku rogaal celshay ayaa maqribnimadii caawa soo gaaray kaddib saacado xariir ah oo dagaalka uu socday.

    Taliye Xasan Faarax Guuleed oo kamid ah saraakiisha guutada 5-aad qeybta 27-aad ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in 27-xubnood oo kooxda AS kamid ah dagaalka ka dhacay Beerxaano ku dileen ciidanka is garabsanaya.

    Dhanka ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka ayaa la ogeyn inta uu la egyahay waxyeelada dagaalka kasoo gaartay.

    Deegaanka Beer-xaanno iyo deeganada ku teedsan ee dagaalka uu ka dhacay ayaa laga saaray AS waxaana gacanta ku haaya ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo kuwa dowladda, kaddib markii Maleeshiyaadka kooxda AS looga itaal roonaaday dagaalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleFiisaha waddamada Midowga Yurub oo qaabka loo codsado la fududeynayo
    Next Article Akhriso:- Beel kamida Beelaha Dega Gobolka Hiiraan oo yeelatay hogaan Siyaasadeed

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Tirada dadkii ku dhintay dagaalkii gobolka Tigreega ee itopiya oo Gaareysaa 600,000 oo qof

    January 18, 2023

    Dhexdhexaadiyaha Midowga Afrika ee colaadda Tigray ee Itoobiya, Olusegun Obasanjo, ayaa u sheegay wargeyska Financial…

    Muxuu ninkan boorso ugu watay meydka qof boqollaal sano ka hor dhintay?

    March 1, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.