Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Golaha Wasiirada oo meel mariyay Sharci Muhiim ah
    Gudaha

    Golaha Wasiirada oo meel mariyay Sharci Muhiim ah

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 1, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha Wasiiradda Xukuumadda  Soomaaliya  ayaa  xalay  yeeshay kulan aan caadi ahayn, Waxaana Shir gudoomiyay  Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.

    Golaha Wasiirada ayaa intii kulanka uu  u socday , meel mariyay xeerka la dagaalanka argigixisada.

    Xeerkaan ayaa xukuumaddu sheegtay inuu door weyn ka qaadanayo  dagaalka looga soo horjeedo Alshabaab iyo Sidii da;lka looga saari lahaa.

    Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in xeerka la ansixiyay  uu ahmiyad gaar ah uu u  leeyahay  waqti xaadirkaan dagaalka dawladu ay kula jirto Alshabaab iyo Daacish .

    Xeerka  ay  xalay Ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowr sano ka hor la diyaariyay laguma guulaysan in uu meel maro.

    Sidoo kale, golaha wasiiradda ayaa xalay  meel mariyay heshiis dhinaca socdaalka ah oo ay wasaaardda amnigu soo diyaarisay iyo heshiis kale oo ay Soomaaliya la saxiixatay Dawlada Uganda

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo Farriin u dirtay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdish
    Next Article Dad ku dhintay dabeylo wata qaboow daran oo dhacay Mareykanka

    Related Posts

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Madaxweyne Guudlaawe ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-Xigeenka Ergeyga QM ee Soomaaliya Danjire Anita Kiki Gbeho.

    December 31, 2022

    Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-Xigeenka…

    Yuusuf Dabageed oo ku wajahan Magaalada Beledweyne. maxay tahay sababta safarka Beledweyne? Wax badan ka ogoow 

    January 19, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.