Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Dowladda Soomaaliya oo Farriin u dirtay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdish
    Gudaha

    Dowladda Soomaaliya oo Farriin u dirtay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdish

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 1, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaaada Muqdisho ayaa saakay ku jirta jawi ka bedelan kii hore, waxaana magaalada saakay tahay mid inta badan bandow ah oo la hakiyay dhaq dhaqaaqa dadweynaha iyo sidoo kale gaadiidka nuucyadiisa kala duwan.

    Ciidamada ammaanka oo si weyn u feejigan ayaana lasoo dhigay waddooyinka magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidamada dadka iyo gaadiidkaba u diidayaan in ay maraan waddooyinka muhiimka ah.

    Madaxweynayaal ka socda dalalka dariska ah ayaa saakay magaalada Muqdisho u imaanaya ka qeybgalka shir looga hadlayo ammaanka gaar ahaan dagaalka lagula jiro Al Shabaab iyo sidii ay dalalkaasi u taageeri lahaayeen.

    Wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Al Cadaalada oo fariin soo diray ayaa shacabka ka raaligaliyay culeeska saakay ka jira Muqdisho, waxa uuna xusay in laga shirayo sidii meesha looga saari lahaa kuwa culeeskan abuuray uu ku tilmaamay Al Shabaab.

    ”Shacabkeenna sharafta badanoow, Dawladdiinu waa ogtahay duruufaha Aad ku nooshihiin kumana faraxsana culaysyada aad la kulmaysaan balse waxeey ku faraxsantahay in ay ka shaqaynayso sidii meesha looga saarilahaa kuwii abuuray duruufahaan (Khawaarijta” ayuu yiri Al Cadaalada.

    Shacabka magaalada Muqdisho ayaana la qabsaday xirnaashaha waddooyinka magaalada Muqdisho ee xilliyada qaar, waxaana madaxda hadda joogta kuwii ka horeeyay ku dhaliili jireen in ay xiraan waddooyinka halka iyagiina hadda raadkii hore qaadeen.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDaawo:- Muqaal” Xasaasi ah” Wasiirka hore Hir-shabelle Cabdikariin Doobyare ayaa yiri Yuusuf Dabageed Gaariga Meel Xuun ayoow ku wada Hir-shabelle Kuma lahan Awood waxa leedahay Madaxweynaha
    Next Article Golaha Wasiirada oo meel mariyay Sharci Muhiim ah

    Related Posts

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 20239 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20237 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Ciidanka Dowladda oo AS ka qabsaday deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne

    February 1, 2023

    Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda oo garab ka helay kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawisley…

    Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo baaq u diray ciidamada Suudaan

    March 14, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 20239 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20237 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.