Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Sawiiro:- Musharaxiin isku Diiwaangelisay Doorashada Kursi lasii ogyahay qofka kusoo baxaya (Sawirro
    Gudaha

    Sawiiro:- Musharaxiin isku Diiwaangelisay Doorashada Kursi lasii ogyahay qofka kusoo baxaya (Sawirro

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 31, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu qabanayaa doorashada kursiga HOP147 uu horey ugu fadhiyay taliyaha hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad.

    Doorashada kursigan oo loo xiray musharax gaar ah waxaa ilaa hadda isku diiwaangeliyay labo musharax oo kala ah Aamina Tahliil Warsame iyo sidoo kale musharax Ilyaas Sheekh Axmed Ibraahim.

    Sida aan xogta ku helnay kursigan oo doorashadiisa tahay mid xiran waa loo qorsheeyay oo madaxtooyada Soomaaliya iyo taliyaha NISA Mahad Salaad u wataan musharaxa Ilyaas Sheekh Axmed Ibraahim oo la hubo in uu kusoo baxayo.

    Siyaasiyiin dhoor ah oo damac ka galay kursigan ayaa isaga tanaasulay doorashada ,kaddib markii lagu wargaliyay in doorashada tahay mid xiran oo loogu tala galay in uu kusoo baxo musharaxa ay wataan kooxda talada dalka heysa.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleTirakoob mar kale lagu sameenayo dhammaan shaqaalaha Rayidka iyo Sababta keentay
    Next Article Duulimaadka Diyaaradaha Rayidka ee Muqdisho oo muddo labo maalin ah la hakiyay

    Related Posts

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG DEG Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)

    February 2, 2023

    Labo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay iney iskun soo dhiibeen Ciidanka xoogga…

    Sawiiro:- Musharaxiin isku Diiwaangelisay Doorashada Kursi lasii ogyahay qofka kusoo baxaya (Sawirro

    January 31, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.