Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeeray Baarlamaanka Maraykanka
    Dibadda

    Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeeray Baarlamaanka Maraykanka

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 31, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha fulinta ee shabakadda bulshada ee TikTok Shou Zi Chew ayaa ka soo hor muuqan doona guddida tamarta iyo ganacsiga ee aqalka wakiillada ee Maraykanka, iyada oo ay sharci-dejiyayaasha Maraykanku ay baadhayaan hannaanka wadaaga muuqaallada ee barnaamijkan laga leeyahay dalka Shiinaha.

    Shou Zi Chew ayaa ka hor markhaati furi doona guddida, bisha March 23-keeda, taasoo noqon doonta markii ugu horraysay ee uu ka soo hor muuqdo guddiyada baarlamaanka ee Maraykanka, sida laga soo xigtay Cathy McMorris Rodgers oo ah mudane ka tirsan aqalka wakiillada isla markaana madax ka ah guddiga tamarta iyo ganacsiga ee golaha.

    Arrintan ayaa ku soo beegmaysa, iyada oo guddiga arrimaha debedda ee aqalka wakiillada ee Maraykanku uu qorshaynayo inuu bisha soo socota u codeeyo, hindise sharciyeedka looga hortegayo isticmaalka aaladda TikTok ee gudaha dalka Maraykanka, sababo la xidhiidha amniga qaranka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleBiden oo meesha ka saaray in diyaaradahisa F-16 uu dirayo Ukraine
    Next Article Daawo:- Muqaal Doorashada Codeyn ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa maanta Lugu Doortay Nabadoonka Guud ee G/Banaadir Beel-weynta Yabar Madaxweyne Nabadoon Cabdiqaadir Cariif Guure (Sawiiro)

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha ka guddoomay safiirka Itoobiya

    March 14, 2023

    Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda…

    Daawo:- Muqaal Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhoweyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

    January 4, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.