Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Dal Yurub katirsan oo Mamnuucay in dalkooda lagu gubo Kitaabka Qur’aanka iyo Turkiga oo Sabab u ah
    Dibadda

    Dal Yurub katirsan oo Mamnuucay in dalkooda lagu gubo Kitaabka Qur’aanka iyo Turkiga oo Sabab u ah

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 31, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wakaallada Wararka dalka Finland  (STT) waxay shaacisay Amar soo baxay Boliska dalkaasi oo lagu sheegay inaan marnaba la oggolaan doonin in Nuqulada Kitaabka Barakaysan ee Islaamka ee Qur’aanka Kariimka lagu gubo gudaha Finland.

    Guddiga Booliska Qaranka ee dalkaasi (The National Police Board) waxa uu tilmaamay in la gubo Kitaabka Qur’aanka Kariimka ay xadgub ku tahay Nabadda Diinta, isla markaana ay Finland ka tahay dembi ciqaab leh.

    Boliska Finland waxay sheegeen inay faragelin doonaan gubida ama xadgudub kasta oo loo geysto buug kasta oo xurmo u ah Mujtamac Diimeed, waa sida Hadalka loo dhigay.

    Hadalkaasi ayaa waxa uu yimid, iyadoo uu Nin haysta Dhalashada Danish iyo Swedish oo lagu magacaabo Rasmus Paludan oo hoggaamiya Xisbiga Xag-jirka Adag ee Midigta Fog ee Stram Kurs uu Jimcihii hore uu Nuqul ka soo ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka uu ku hor gubay Masjid ku yaalla dalka Denmark.

    Dowladaha Sweden iyo Finland waxay u xusul duubayaan inay ku biiraan Isbahaysiga NATO, balse Dowladda Türkiye oo in ka badan 70 sano xubin ka ah Isbahaysigaasi ayaa sheegtay in labadaasi dal, gaar ahaan Sweden looga baahan yahay inay wax badan sameeyaan, iyadoo Nuqulo Kitaabka Qur’aanka Kariimka lagu gubay Caasimadda dalka Sweden ee Stockholm, kana dhaceen Dibadbaxyo ka dhan ah Dowladda Türkiye

    W/T Ustaad Nuradin

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDowladda oo ammar kasoo saartay Doorashooyin iska soo horjeeda oo Muqdisho ka dhacaya
    Next Article DEG-DEG:- Arsenal oo la Wareegtay Xidiga Jorginho ee Kooxda Chelsea

    Related Posts

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Isbahaysiga NATO oo ka arrinsan doona Xaalladaha Colaadeed ee dalka Ukraine

    January 3, 2023

    Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada Hubeysan ee dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga (NATO) ayaa la…

    Daawo:- Muqaal Isu-duwaha wasaaradda Caafimaadka gobolka Hiiraan ayaa gurmad Daawa ah gaarsiiyay Cisbitaalka guud ee degmada Maxaas

    January 4, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.