Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»MW Erdogan: “Waa suuragal in Turkiga uu Finland u ogolaado ku biirista NATO balse Sweden lagama yaabo
    Dibadda

    MW Erdogan: “Waa suuragal in Turkiga uu Finland u ogolaado ku biirista NATO balse Sweden lagama yaabo

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 30, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dalkiisa uu codka ku biirista Isbaheysiga NATO laga yaabo in uu siiyo Finland balse aanay laga yaabin uu marnaba u codeeyo Sweden oo fasaxooda u baahan.

    Erdogan ayaa sheegay in Finland ay muujisay biseyl siyaasadeed laakiin dhiggeeda Sweden ay qaadday tallaabo xaaladda sii cakirtay gaarsiisayna heer uu quus ka muujiyo in ay fuliso ballamada fulintooda laga doonayo.

    “Waa suuragal in Turkiga uu Finland u ogolaado ku biirista Isbaheysiga NATO balse Sweden marnaba lagama yaabo in ay hesho codka ku biirista isbaheysigaas oo nagu xiran” ayuu yiri Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.

    Xukuumadda Ankara ayaa dhiggeeda Stockholm ku dhaleeceysay taageerada ay u muujisay dibadbax ka dhan ah Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan & Kitaabka Qur’aanka Kariimka oo lagu gubay dibadbaxaas.

    Sweden ayaa ku qasban in ay codka ogolaanshiyaha ah ka hesho Turkiga si ay ugu biirto NATO balse khilaafka siyaasadeed ee Ankara iyo Stockholm ayaa gaaray meel sare, Madaxweyne Erdogan ayaa si cad u sheegay in codkooda ay u diideen Sweden.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleSomaliland oo digniin Culus u dirtay Warbaahinta ka howlgala degaanadeeda
    Next Article RW XFS oo Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha kala hadlay xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeysa.

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Culimada Puntland “Dagaalka Laascaanod waa dulmi, Somaliland ciidankeeda hakala baxdo

    February 15, 2023

    Culimada Puntland ayaa war kasoo saaray dagaalka todobaadkii labaad ka soconaya xarunta gobalka Sool ee…

    MW Xasan Sheekh Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay Safiir Muddo Xileedkiisa Idlaaday

    January 3, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.