Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Masjid ku yaalla Pakistan
    Gudaha

    Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Masjid ku yaalla Pakistan

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 30, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Labo Askari ayaa ku geeriyootay, ugu yaraan 90 qof oo kale wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu Qof isku dhex qarxiyey Masjidka, xilli ay dadka tukanayeen Salaada Duhurka ee maanta abaarihii O1:40 daqiiqo ee  xilliga dalkaasi.

    Qaraxaasi waxa uu ka dhacay Masjid ku yaalla magaallada Peshawar ee ku yaalla W/Galbeed ee dalkaasi, una dhow xuduudka Afgaanistaan.

    Ninka Is-qarxay ayaa la sheegay inuu isku qarxiyey safka Koowaad ee Jamaacada ku tukanaysay Masjidka.

    Afhayeenka Isbitaalka The Lady Reading Hospital (LRC), Maxamed Asim oo la hadlay Wakaallada Wararka REUTERS ayaa sheegay inay xaalladooda aad u liidato qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Is-qarxintaasi

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleXildhibaan hore Xanafi ayaa yiri Waxaa sidoo kale ayaan darro taas ka weyn ah in la heli waayo cid u damqata, una doodda shacabka reer Hiiraan
    Next Article Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka UK oo loo hanjabay

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG-DEG:-Mason Greenwood oo lagu Waayay Wax Danbe Ah

    February 3, 2023

    Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa war kasoo saartay xiddigeedii u xidhnaa kufsiga iyo tacaddiyada…

    MW Cali A Cosoble ayaa yiri Jelle iyo aabahey wax dagaal siyaasadeed kama eysan dhaxeeynin qeybtii 2aad (wax badan ka ogoow)

    February 15, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.