Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»Chelsea Oo Wadahadalo Cusub La Bilowday Benfica Si Ay U Helaan Saxiixa Enzo Fernandez
    Ciyaaraha

    Chelsea Oo Wadahadalo Cusub La Bilowday Benfica Si Ay U Helaan Saxiixa Enzo Fernandez

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 30, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda chelsea ayaa u muuqata kuwo dib ugu laabtay xiisaha xiddiga khadka dhexe ee Enzo Fernandez sida ay sheegayaan wararku.

    Chelsea ayaa wadahadalo dib ula furtay kooxda Benfica si ay u helaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Enzo Fernandez inta lagu jiro suuqa January.

    Sida laga soo xigtay saxafiga Ben Jacobs, chelsea ayaa wadahadalo toos ah ula jirta kooxda Benfica iyaga oo doonaya in ay dhamaystiraan saxiixa xddiga khadka dhexe,

    Kooxda Chelsea ayaan wali guud ahaan ka quusan saxiixa xiddiga waxana ay dib u furtay wadahadalada ay ku doonayso saxiixa xiddiga khadka dhexe.

    Chelsea ayaa haatan raadinaysa waddo ay ku bixiso lacagta lagu bur-burinayo heshiiska xiddiga ee kooxda Benfica

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWarbaahinta Madaxa-bannaan Ee Ka Howl-geli Jirtay Dowlad Degaanka Soomaalida Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay
    Next Article Waa Kuma Xiddigii Arsenal Ee Ay Isku Dheceen Martin Odegaard Intii Ay Socotay Kulankii Man City.

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 20239 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20237 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Khilaafka Wasiirka Gaadiidka iyo Hay’adda duulista rayidka oo xoogeystay & Duulimaadyadii Garoonka oo istaagay

    February 23, 2023

    Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhaxeeya Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’adda Duulista rayidka…

    DEG DEG Puntland oo ciidan farabadan u dirtay Laascaanood

    February 11, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 20239 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20237 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.