Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Abaaro saameeyay dadka iyo duunyada oo ku dhuftay qaybo ka mid ah Gobolka Gedo
    Gudaha

    Abaaro saameeyay dadka iyo duunyada oo ku dhuftay qaybo ka mid ah Gobolka Gedo

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 30, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Abaaro saameyn ku yeeshay dadkii iyo duunyadii ayaa ka taagan deegaanno hoostaga gobolka Gedo, waxaana lasoo sheegayaa in xaaladdu ay gaartay xaalad dhimasho ah.

    Abaar dhawr sano jirsatay ayaa aad u saaameysay dadka ku nool deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo,waxaana haatan lasoo sheegayaa in Cuduro ay ka dillaaceen degaanka, waxaana isi-soo taraya qayladhaanta kasoo yeeraysa dadka degaanka.

    Maamulka deegaankaas ayaa sheegay in aanay helin gargaar dadka wax u tari kara oo ilaa haatan la soo gaarsiiyay,waxaaan sidoo kale xirmar guud ahaaba waxayabihii aas-sigaa aha ee ay lehayd degaankaasi.

    Dadka deegaanka oo xaaladdu ay ku xun tahay ayaa sidoo kale sheegay in ay soo dul degeen qoysas kale oo la sheegay inay soo barakiciyeen Al-Shabaab,taasi oo xaaladda sii adkeysay sida uu BBC da u sheegay Maxamuud Cabdille Warsame guddoomiyaha Gerriley.

    Xoolihii deegaankaas ayaa inta badan ku le’day abaarta iyo biyo la’aanta jirta, waxaana ay dalbadeen dadkaai in lasoo gaarsiiyo gar-gaar bani’aadanimo.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMaamulka Jubbaland & howlgalka ATMIS oo ka shiray Amniga degaannada Maamulkaas
    Next Article Dad ku dhintay toogasho ka dhacday Koonfur Afrika

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal oo shaacisay sabab yaab leh oo uu hakad u galay dagaalka Laascaanood

    March 14, 2023

    Xukuumadda Somaliland ayaa war kasoo saartay xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, oo maalmihii lasoo…

    Taliyaha cusub ee Booliska oo amar siiyay saraakiisha iyo Taliyeyaasha kale

    February 6, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.