Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Wararkii ugu dambeeyay Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarixii ka dhacay duleedka Boosaaso
    Gudaha

    Wararkii ugu dambeeyay Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarixii ka dhacay duleedka Boosaaso

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 29, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faah faahino dheeraad ah ayaa ka dhashay qarixii ka dhacay degaanka Kalabeydh ee duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay Goob maqaaxo ah oo kutaalla degaanka Kalabeyr, waxana qaraxa ku dhintay hal Ruux, halka saddex kale oo laba askar yihiin ay ku dhaawacmeen.

    Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Goobta qaraxa uu ka dhacay ay ku sugnaayeen Askar katirsan Ciidamada Maamulka Puntland, kuwaas oo halkaas mararka qaar ku nasta.

    Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka magaalada Boosaaso si loogu daaweeyo,waxaana hadda xaaladda si caado ah kusoo noqotay degaanka Kalabeyr ee magaalada Boosaaso

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDab ka kacay Wershad lagu sifeeyo Shidaalka
    Next Article Iran oo ka hortagtay Weerar loo adeegsaday Diyaaradaha Drones-ka

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Xildhibaan Aadan Cabdulle Cawaale oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa lagu wada in la ganaxo Mudo sanad ah!

    January 23, 2023

    Jowahar(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa tibaxaya in Gudiga anshaxa…

    Hay’adda duulista oo war kasoo saartay tallaabooyinka wasiir Fardowsa Cusmaan ee fadeexadda dhaliyey

    February 23, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.