Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»SAWIRO:- Dad ku dhintay Shil ka dhacay dalka Pakistan
    Gudaha

    SAWIRO:- Dad ku dhintay Shil ka dhacay dalka Pakistan

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 29, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dadkaasi ayaa geeriyooday, kadib, markii uu Baskii ay la socdeen ku-dhawaad 49 qof uu ku dhacay Doox ama Waadi ku yaalla Degmadda Lasbela ee Gobolka Balochistan ee Waqooyiga dalkaasi.

    Haweeney iyo 2 carruur ayaa ka badbaaday Shilkaasi, sida laga soo xigtay Kooxaha Gurmadka.

    Dab ayaa ka kacay Baska markii uu ku dhacay Waadiga, sida ay sheegeen Goobjoogayaal.

    Baskaasi oo ka ambabaxay magaalladda Quetta ayaa waxa uu ku sii jeeday magaallo-xeebeedka Karachi.

    Kaaliyaha Taliyaha Boliska Degmadda Lasbela ayaa sheegay inaan la aqoonsan karin maydadka laga soo saaray burburka baska, balse, laga qaadi doono Dheecaanka lagu ogaan karo Hiddo-sidaha DNA, si loo aqoonsado.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleIran oo ka hortagtay Weerar loo adeegsaday Diyaaradaha Drones-ka
    Next Article Galmudug oo diyaarisay Ciidamo sugaya Amniga degaannada laga saaray Al-Shabaab

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Turkiga oo doonaya in 120 maalmood loo kordhiyo heshiis hore u dhexmaray Ukaine iyo Ruushka

    March 16, 2023

    Turkiga ayaa sii wadaya wada-xaajoodyada ku aaddan, in wakhtiga loo kordhiyo heshiiska ogolaanaya in dekedaha…

    Akhriso:- Xubno ka Tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose

    February 12, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.