Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»DG Galmudug oo Saldhigyo Booliis u sameyneysa Magaalooyinka laga qabsaday ‘AS’.
    Gudaha

    DG Galmudug oo Saldhigyo Booliis u sameyneysa Magaalooyinka laga qabsaday ‘AS’.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 29, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Amniga DG Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe ayaa sheegay in Magaalooyinka laga qabsaday ‘AS’ in dib looga hirgelinayo Saldhigyo Booliis si Ciidamadaas ay wax uga qabtaan falalka amniga liddiga ku ah.

    Wasiir Gaboobe ayaa tilmaamay in Saldhigyadaan ay muhiim u yihiin in lala socdo fal dambiyeedyada ka dhaca Magaalooyinkaan, waxa uu bogaadiyay Ciidamo Booliis ah oo si is xilqaan ah shaqada usii billaabay.

    Magaalo Xeebeedka Xarardheere ee Gobolka Mudug ayuu Wasiirka Amniga DG Galmudug sheegay in dib looga howlgelin doonno Saldhigga Booliiska oo ah mid qadiimi ah si ay ugu howlgalaan Ciidamada ammaanka.

    “Saraakiisha & Ciidamada ku howlan sugidda amniga waxa aan uga mahadcelinayaa shaqada is xilqaanka ah ay qabteen, waxaa lasoo magacaabayaa taliyaha & ku xigeenkiisa, Saldhigga Booliiska Xarardheere waa qadiimi waxaana ku howlanahay sidii dhowaan dib loogu dhisi lahaa loona casriyeyn lahaa si ay Magaalada uga daba-tagto magaalooyinka laga hirgeliyay saldhigyada” Wasiirka Amniga DG Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe.

    Wasiirka Amniga DG Galmudug ayaa dhanka kale sheegay in ciidamada oo roondo  joogta ah ka sameeya Magaalooyinka laga qabsaday ‘AS’ ay laf-dhabar u noqon karaan kahortagga falalka amniga liddiga ku ah waa sida uu hadalka u dhigay.

    Madaxweynaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa sheegay in Maamullo KMG ah loo sameynayo Magaalooyinka ‘AS’ laga qabsaday si maamulladaas ay u diyaariyaan dhismaha golaha deegaanka oo dooran doonna Guddoomiye, ku xigeen & qaybaha kala duwan maamulku ka kooban yahay.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleRW Talyaaniga oo Liibiya kala hadashay xakameynta qulqulka tahriibayaasha.
    Next Article MW Hirshabeelle oo Shirguddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada

    Related Posts

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo

    January 16, 2023

    Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay ka dhacay degaano…

    Shabaab oo qarax ku dishay Injineero u shaqeynayey Kenya

    January 12, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.