Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Masuul katirsan maamulka gobolka Banaadir oo ka badbaaday Weerar lagu dili lahaa
    Gudaha

    Masuul katirsan maamulka gobolka Banaadir oo ka badbaaday Weerar lagu dili lahaa

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 29, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa saakay bambaanooyin lagu weeraray guri uu degmada Dharkeenley gaar ahaan   xaafadda Xasan Jiis ka deganaa C/llaahi Xasan Afrax (Shaarkey) oo ah guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Dharkiinley.

    Rag loo maleenayo in ay katirsan yihiin Al Shabaab ayaa saakay labo bambo gacmeed ku tuuray guriga uu degnaa guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada Dharkeenley, waxaana masuulkan la sheegay xilliga weerarku dhacayay in guriga ku sugnaa.

    Sida aan wararka ku helnay guddoomiye Shaarkey ayaa ka badbaaday weerarkan la doonayay in lagu dilo, waxaana bambaanooyinkan ku geeriyooday wiil yar oo deganaa guri ku dhegan guriga Cabdullaahi Shaarkey.

    Ciidamada ammaanka oo weerarka bambaano kaddib sameeyay howlgal ayaa ku guul dareestay in ay gacanta kusoo dhigaan kooxdoo weerarka fulisay, mana jiro ilaa hada wax war ah oo booliiska kasoo saareen weerarkan.

    Weerarkan saakay dhacay ayaa noqonaya kii saddexaad oo saacado gudahood ka dhacay Muqdisho, waxaana xalay Warta Nabadda lagu dilay wasiir katirsan Galmudug halka isgooska KM-4 sidoo kale weerar bambaano lagu qaaday gaari ciidan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleXukun lagu riday Odayaashii Saleebaan ee Heshiiska la galay Al Shabaab (Sawirro)
    Next Article Wasiir si adag u naqdiyay Hadalkii kasoo yeeray Afhayeenka Al Shabaab Cali Dheere

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Degamada Moqokori Ayaa Maanta Laga Bilaabay Dhismaha Hospital Aad U Baaxad Weyn Gobolka Hiiraan (wax badan ka ogoow)

    February 2, 2023

    Moqokori(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno degamada Moqokori Ee Gobolka Hiiraan Ayaa Maanta Laga Bilaabay dhismaha…

    Maamulka Gobolka Banaadir & Haay’adda UNDP oo ka wada hadlay xasilinta iyo Dhismaha Golaha Degaanka Degmooyinka

    March 21, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.