Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Maxaa looga hadlay Kulan Xalay ay Yeesheen Dabageed, Cosoble, Cali Jeyte, C.fitaax X.Afrax ?
    Gudaha

    Maxaa looga hadlay Kulan Xalay ay Yeesheen Dabageed, Cosoble, Cali Jeyte, C.fitaax X.Afrax ?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 28, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxaa looga hadlay Kulan Xalay ay Yeesheen Dabageed, Cosoble, Cali Jeyte, C.fitaax X.Afrax ?

     

     

     

    Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Xalay Kulan albaabada u xiranyihiin Ku wada Yeeshay Madaxweyna Ku Xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed, Madaxweynihii Ugu Horeeyay Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte, iyo Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Hiiraan C.fitaax Xasan Afrax iyadoo kulanka uu daarnaa Arrimo kale duwan oo la xiriira Siyaasada Mandiqada, iyo tan beesha Dhexe Gobolka Hiiraan.

     

     

     

    Xog Halgan Radio ay heshay ayaa ku Waramaya in Mas’uuliyiintaasi ay ka wada hadleen Dhameynta mad madowga soo Kala dhex galay Dabageed iyo Cali Jeyte oo Hoose looga Wada hadlay laakiin Weli ma cada Natiijada Rasmiga ah ee Ka soo baxay Kulankaasi.

     

     

     

    Sidoo kale kulanka kama marneyn Arrimaha Siyaasada Hirshabelle.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMW Jubbaland oo kulan la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka
    Next Article Shirka ka furmayo Nairobi maxaa looga shiri doona masa noqon doona Isbaheysi cusub oo ay sameeystan siyaasiinta Reer Hiiraan?

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Putin oo booqasho lama filaan ah ku tagay Ukraine

    March 19, 2023

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqasho aan la sii shaacin ku tagay magaalada Mariupol, sida…

    Maamulka Jubbaland & howlgalka ATMIS oo ka shiray Amniga degaannada Maamulkaas

    January 30, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.