Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»HOP#147 oo ah kursiga uu banneeyay Agaasimaha NISA Mahad Salaad oo Doorashadiisu la qabanayo 01-Feb-2023.
    Gudaha

    HOP#147 oo ah kursiga uu banneeyay Agaasimaha NISA Mahad Salaad oo Doorashadiisu la qabanayo 01-Feb-2023.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 28, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa soosaaray jadwalka Doorashada & habraaca loo marayo diiwaangelinta kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 ee uu ku fadhiyay Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed NISA Mahad Maxamed Salaad.

    Kurisgaan oo deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb DG Galmudug ayaa tartanka Doorashada xubnaha isu diiwaangeliya la qaban doonnaa 1da Febaraayo 2023 oo ku beegan Arbacada Todobaadkaan.

    Mahad Maxamed Salaad, ayaa kursiga HOP#147 ku guuleystay 17kii Febaraayo 2022, waxa uu kamid ahaa Xildhibaannadii lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb xarunta DG Galmudug ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in la buuxinayo kuraasta ka bannan Golaha Shacabka oo qaarkood ay ka geeriyoodeen xubnihii ku fadhiyay, kuwa ayaa isaga tagay halka qaar kale muran-siyaasadeed awgii loo baaba’iyay natiijada doorashadooda.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleFalastiini kale oo weerar geystay iyo Xiisad ka taagan Magaalada Qudus (Sawirro)
    Next Article MW Jubbaland oo kulan la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dad ku dhintay weerar lagu qaaday kaniisad kutaalla dalka Jarmalka

    March 10, 2023

    Inta la xaqiijiyay 7 qof ayaa ku dhimatay sideed kale waa ay ku dhaawacantay weerar…

    Murashaxii looga guuleystay doorashada Madaxweynaha Kenya oo ku dhawaaqay go’aan cusub

    January 23, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.