Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle”Xildhibaanada tabashada qabo ee Warbaahinta ka hadlaayo ha yimadaan Baarlamaanka,Hirshabelle Al-shabaab waxa ay la gashay dagaal baray dadka Soomaaliyeed”
Arimahan iyo kuwa kale oo badan ayuu kaga hadlay Wareysi uu siiyay Tvga Hirshabelle Wasiir Cabdi Daahir Guure Karoore
Daawo caawa 7:30 fiidnimo
https://youtu.be/neiO8YM6guY