Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Ra’isul Wasaare Xamse oo arrimo muhiim ah kala hadlay Ahmed Jumah Alromaith (Sawirro)
    Gudaha

    Ra’isul Wasaare Xamse oo arrimo muhiim ah kala hadlay Ahmed Jumah Alromaith (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 28, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

     

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Mudane Ahmed Jumah Alromaith.

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Safiirka ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta.

    Ahmed Jumah Alromaith ayaa sheegay in dowladiisa diyaar u tahay garab istaaga iyo taageerada dowladda Soomaaliya, waxa uuna ballanqaaday in Imaaraadka fulin doono mashaariic horumarineed.

    Dowladda Imaaraadka Carabta oo kamid ahaa dowladaha Carabta ee sida weyn saameynta ugu lahaa Soomaaliya ayaa dib usoo celisay xiriirkeeda kala dhaxeeya dowladda, kaddib markii meesha ka baxday dowladdii Madaxweyne Farmaajo oo ay isku dhaceen.

    Xafiiska Shabakada

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleXubno cusub oo lagu kabay Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Aqalka Sare (Magacyada)
    Next Article Gudoomiye Jeyte oo dagalka Al-Shabaab bilabay ayaa iska dhax tagay shacabka iyo Shabab ayaa ka mid noqday sannadkan hogaamiyayaasha ugu saameynta badan Soomaaliya.

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dhageyso:- Madaxtooyada Somaliland oo baaq u dirtay madax-dhaqameedka Sool

    February 22, 2023

    La-taliyaha madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa ugu baaqay madaxda dhaqanka ee Gobolka Sool inay…

    Villa Somalia oo ka hadashay wararka sheegaya inay wada-hadallo soo codsadeen Al-Shabaab

    January 8, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.