Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Markii Hooyadiisa la furay ayuu dilay Xaaska labaad ee Aabihiisa iyo Walaashiisa
    Dibadda

    Markii Hooyadiisa la furay ayuu dilay Xaaska labaad ee Aabihiisa iyo Walaashiisa

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 28, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Nin 20 jir ah oo u dhashay dalka Nigeria ayaa la soo weriyey inuu ku kacay fal dilal ah, kaddib markii uu ka carooday furiinkii hooyadiisa oo ay kala tageen aabihiis.

    Booliska gobalka Kanu State ee dalka Nageria ayaa la sheegay inay xireen Eedeysanaha oo lagu magacaabo Qadaafi Saqir, kaddib, markii uu si bareer ah u dilay Islaan eedadiisa oo uu Aabihiisa u dhaxda oo lagu magacaabi jirey Malama Rabi iyo Gabar ay u dhashay aabihiisa.

    Afhayeenka Taliska Boliska, Abdullahi Kiyawa oo la hadlay warbaahinta xaxaliga ayaa xaqiijiyey inuu dilkaasi xilli habeen ah uu ka dhacay tuullada Rijiyar Zaki oo u dhow Deegaanka Layin Dorawanayn ee gobalka Kano ee Waqooyiga dalka Nigeria.

    Eedeysanaha oo ay booliska baaritaan ku sameeyeen waxa uu sharxay qaabka uu u dilay Eedadiisa iyo gabadha walaashiisa oo ay isku aabaha ahaayeen.

    Waxa uu ku nuuxnuuxsaday inuu eedadiisa ku dooxay bir mudac fiiqan leh, halka uu Walaaahiisa u adeegsaday dilkeeda ciiji uu ku hayay ilaa ay ka geeriyooto.

    Eedeysanaha mar wax laga weydiiyey dilka eedadiisa waxa uu ku eedeeyey inay u sabab ahayd kala-taga hooyadiisa iyo aabihiisa, waa sida uu qiilka ka dhigtay ninkan gacankudhiiglaha ah.

    Eedeysanaha ku jira gacanta ciidamada booliiska waxa kale oo uu dilka gabadha ay isku aabaha yihiin ku sababeeyey inay arkaysay markii uu dilayey hooyadeeda.

    Dhanka kale, Guddoomiyaha deegaanka Ungoogo ee Gobalka Kano, Abdullahi Ramat waxa uu xaqiijiyey inuu eedeysanaha
    Qadaafi Saqir uu u dilay eedadiisa, Marxuumad Malama Rabi inay ka dambaysay inay kala tagaan Hooyadiisa iyo Aabihiisa oo lagu magacaabo Malam Saqir Maimagani .

    Qalinka: Ustaad Nuradin Abukar
    Xigasho: Nigerian Media

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleQofkii Ugu Horeeyay oo Muslim ah oo loo doortay in uu noqda duqa magaalada Johannesburg
    Next Article Turkiga oo u yeeray danjiraha Denmark, ka dib markii la gubay kitaabka Qur’aanka ah

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Carruur iyo dad kale oo saacado badan kaddib laga soo hoos saaray Dhismayaal dumay

    February 8, 2023

    Wiilkan iyo xubno katirsan qoyskiisa ayaa saacado badan kaddib laga soo saaray burburka Dhismo qeybeed…

    RW XFS oo Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha kala hadlay xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeysa.

    January 30, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.