Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Midowga Yurub oo dib u eegaya siyaasadaha ay kula macaamilaan muhaajiriinta
    Dibadda

    Midowga Yurub oo dib u eegaya siyaasadaha ay kula macaamilaan muhaajiriinta

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 27, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Midowga Yurub oo dib u eegaya siyaasadaha ay kula macaamilaan muhaajiriinta

     

    Wasiirada socdaalka ee Midawga Yurub ayaa ku kulmaya magaalada Stockholm ee dalka Sweden si ay dib u eegis ugu sameeyaan siyaasadaha socdaalka, gaar ahaan muhaajiriinta dib u soo laabanaya ee aan xaqa u lahayn in la siiyo magangelyada.

    Shirkan ayaa loo arkaa kulan aan rasmi ahayn oo loogu diyaargaroobayo kulanka ay isugu imanayaan dhammaan madaxda 27-ka dal ee Midawga Yurub, bishan soo socota ee February 10-keeda, halkaas oo la filayo in arrimaha socdaalku ay xagga hore ka galaan ajandaha laga wada hadlayo.

    Madaxa arrimaha gudaha u qaabilsan Midawga Yurub Ylva Johansson oo la hadashay warbaahinta, ka hor kulanka, ayaa sheegtay in Midawga Yurub uu arkay soo galooti “aan caadi ahayn” oo soo gaadhaya dalalka Yurub, kuwaas oo gaadhay illaa 300,000 oo muhaajir sannadkii hore. Midawga Yurub ayaa sidoo kale diiwaangeliyey illaa 974,000 codsi oo magangelyo doon ah.

    Madaxa arrimaha gudaha ayaa sheegtay in tirada magangelyo doonku ay saddex laab ka badan yihiin, tirada muhaajiriinta ee caadiga ah, arrintaas oo culays badan saaraysa awoodaha soo dhoweynta ee muhaajiriinta, iyada oo sheegtay in qaar badan oo ka mida [muhaajiriintaasi] inaanay u baahnayn ilaalinta caalamiga ah.

    Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ka soo xigatay Qaramada Midoobay, in illaa 160,000 oo dad ahi inay sannadkii 2022 ka gudbeen badda Mediterranian iyaga oo u gudbay dhinaca Yurub, kuwaas oo ka cararaya dagaalada iyo saboolnimada ka jirta Bariga dhexe, Afrika iyo Aasiya.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleCiidamo loogu tallo galay wajiga labaad howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo la soo bandhigay
    Next Article Israel oo weerarkii ugu dhimashada badnaa 20 sano ka geysatay Qaza (Sawirro)

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Falcelin xoogleh oo ka dhalatay ‘muddo kororsiga loo sameynayo’ hay’adaha DF

    March 4, 2023

    Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka falceliyay muddo kordhinta la damacsan yahay in loo…

    Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil argagax lahaa ka geestay Muqdisho

    January 15, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.