Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Dowladda Soomaaliya sheegtay in la dardar gelin doono howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab
    Gudaha

    Dowladda Soomaaliya sheegtay in la dardar gelin doono howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 27, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa weli dhaq dhaqaaaqyo ciidan iyo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka socdaan degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Mudug, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ciidamada xoogga dalka iyo dadka degaanka ay degaano la wareegayeen.

    Taliyaha ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in Cidianka xoogga dalka ay dar dar gelin doonaan howlgalka ka dhan ah Al-Shabaab si guud ahaan dalka ay uga saaraan.

    Taliyaha ayaa isaga oo Ciidamo farabadan kula hadlayay Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa waxaa uu sheegay in taliska ciidanka xoogga dalka ay marwalba garab taagan yihiin Ciidamada si ay u sii wiiqaan awooda Al-Shabaab.

    Hadalkaan kasoo yeeray Taliyaha ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil Biixi ayaa kusoo aadaya xilli howlgalladii ugu dambeeyay oo ay fuliyeen Ciidamada ay kula wareegeen degaano dhowr ah oo ay gacata ku hayeen tobankii sano ee la soo dhaafay Al-Shabaab

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleTaliska Booliska Koonfur Galbeed” Waa in laamaha amniga ka hortagaan weerarada Al-Shabaab
    Next Article Gargaarkii Gobalka Hiiraan oo la’iibsaday (Wax badan ka ogoow)

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Waxqabadka Xisbiga SD party (Sawirro)

    February 14, 2023

    Dalka waxaa ka jira Nidaamka Xisbiyada Badan Weli Xisbiyada waxay Muujinaayaan Inay Dhaxal ku Reebi…

    Wasiir Karoorre ayaa maamul cusub umagacaawday

    February 1, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.