Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Dowlada Somalia oo War ka soo saartay dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa Daacish
    Gudaha

    Dowlada Somalia oo War ka soo saartay dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa Daacish

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 27, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xuseen Shiikh Cali, La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa kooxda Daacish kaasoo lagu qaarajiyey howlgal ciidamada Mareykanku ku dileen Buuraha Calmis ee gobolka Bari.

     

    La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in Bilaal Al-Sudani uu ahaa hogaamiyeyaasha argagaxisada ee halista ku ah nabada geeska Afrika iyo caalamka.

     

    “Dowlada Somalia wey soo dhoweyneysaa dilka iyo ugaarsiga kooxaha argagaxisada ah, gaar ahaan in madaxa laga guro hogaankooda oo halis weyn ku ah nabada Somalia, geeska afrika iyo caalamka” ayuu La-taliyaha.

     

    Xuseen Shiikh Cali ayaa xusay in kooxda Daacish aysan saameyn badan ku laheyn Somalia marka la barbardhigo Al-shabaab balse ay tahay koox argagxiso ah oo mar walba la filan karo in halisteeda ay sare u kacdo.

     

     

     

     

     

    Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, kadib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaad ee ku yaalla maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya.

     

    War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu dilay uu ku jiro Bilaal-al-Sudani oo ah, hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya.

     

    Maraykanka ayaa sheegay in Al-Sudani ay la dhinten toban kale, inkastoo Maraykanku uu doonayey inuu qabto, balse ay maleeshiyaadka la joogay falcelis sameeyeen.

     

    Halwgalkan ayaa Maraykanku sheegay inaanay waxba ku noqonin ciidamada Maraykanka. Maraykanku waxay sheegeen inay fulinta howlgalkan ku wargeliyeen dawladda Soomaaliya.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous Article(Sawirro) Xassan Shiikh oo casho sharaf ku maamuusay ka qeyb galayasha shirweynihii Culimada
    Next Article Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka oo Somalia ku dilay Bilaal Al-Sudani

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Isimadda SSC oo maxaabiis lagu qabtay dagaalka Laascaano ku wareejiyay Beesha ‘Habar Jeclo’

    March 1, 2023

    Sida ay xaqiijiyeen Isimadda gobaladda SSC, ayaa maxaabiis dagaal oo dhaawacyo kala duwan qaba, oo…

    Maxaa ka dhacay gudaha dayuuradii uu Muqdisho ka raacay RW Xamse?

    January 8, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.