Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Uganda Oo Shalay Bilowday Qodista Ceelkii Ugu Horreeyay Ee Shidaal
    Dibadda

    Uganda Oo Shalay Bilowday Qodista Ceelkii Ugu Horreeyay Ee Shidaal

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 26, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Uganda ayaa shalay oo salaasa ahayd bilowday qodista ceelkii ugu horreeyay ee shidaal ah ee Kingfisher, sida ay sheegtay wakaaladda batroolka ee dawladda.

    Waxa la filayaa in marka la gaadho 2025 shidaalkii ugu horreeyay oo dhan 1.4 bilyan oo foosto laga soo saari doono ceelasha gobolka badhtamaha dalkaasi.

    Wakaaladda batroolka ee dawladda Uganda, ayaa mashruucani ku tilmaamtay mid taariikhi ah.

    Dowladda Uganda ayaa muddo ku howlanayd bilaabidda mashruucani lagu qodayo ceelasha shidaalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDaawo:- Muqaal Madaxda Somaliland Qaarkood Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay xaaladda Magaalada Laascaanood.
    Next Article Soomaaliya iyo Qatar oo ka wadahadlay Iskaashiga dhanka Shaqada & Shaqaalaha

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Musharaxiin si adag uga hor yimid in Doorashada Kursigii loo diiday Fahad Yaasiin loo soo wareejiyo Muqdisho

    February 23, 2023

    Guddiga doorashada kuraasta ka bannaan golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa xalay shaaciyay in doorashada…

    Tirada Dadka ku dhintay Dhul-gariirka ku dhuftay Turkiga & Suuriya oo kor u dhaaftay 21,000 oo ruux.

    February 10, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.