Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Soomaaliya iyo Qatar oo ka wadahadlay Iskaashiga dhanka Shaqada & Shaqaalaha
    Gudaha

    Soomaaliya iyo Qatar oo ka wadahadlay Iskaashiga dhanka Shaqada & Shaqaalaha

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 26, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Wasarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige oo booqasho ku jooga Caasimadda dalka Qatar ee Doha ayaa halkaasi kulan kula qaatey Wasiirka Shaqada ee dalka Qatar Dr. Cali bin Samiikh Al-Mari oo Xafiiskiisa ku qaabilay.

    Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay Xiriirka labada dal, Iskaashiga Wadajirka ee Arrimaha la xiriira Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Hanaanka Taageerada iyo Horumarinta sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay Wakaallada Wararka dalka Qatar QNA.

    Mas’uuliyiintan ayaa sidoo kale Dib-u-eegis waxa ay ku sameeyeen Wadashaqayn dhex marta Labada Wasaaradood ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Somalia iyo Qatar.

    Wasiirka wasarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan ayaa dalka Qatar ujooga ka qeyb galka meertada 42aad ee Wasiirada Arrimaha Bulshada ee dalalka Carabta kaasi oo diirada lagu saarayo xuquuqda dadka naafada ah iyo yareynta saboolnimada.

    Shirkani oo maanta lafilayo in lasoo gabagabeeyo ayaa waxaa ka qeyb galaya Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Wasiirada Arrimaha Bulshada, Mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Madaxda Ururada Bulshada Wadamada Carabta

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleUganda Oo Shalay Bilowday Qodista Ceelkii Ugu Horreeyay Ee Shidaal
    Next Article Dacwad laga gudbiyay Maamulka Madaxweyne Biden

    Related Posts

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG-DEG: Somaliland oo sheegtay inay dagaalka Laascaanood ku qabatay Askar katirsan PSF PL

    February 7, 2023

    Somaliland ayaa sheegtay in ay qabatay Ciidan Maxaabiis ah oo katirsan ciidanka PSF ee sida…

    DEG DEG Isimida SSC oo shuruud cusub ku xiray wada-hadal ay la furaan Somaliland

    February 17, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.