Mukhtar Roobow oo la baahiyay sawirkiisa ugu horeeyay tan iyo markii laga soo xiray magaalada Baydhabo
Madaxweynihii hore Somaliya Farmaajo iyo kooxdiisii ayaa Roobow Baydhabo kasoo xiray xili ay doonayeen in Laftagareen ay ka dhigan madaxweynaha Koonfur Galbed