Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo

107

Dagaal culus oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa duleedka magaalada kismaayo ee obolka Jubbada hoose waxaa uu maanta barqadii ku dhex-maray Ciidamo katirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerar jidgal ah ku qaadeen Kolonyo katirsan Ciidamada Jubbaland, xilli ay marayeen Inta u dhaxeeysa degaannada Baarka iyo halka loo yaqaano dhul-baraha ee duleedka Magalada Kismaayo

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa sheegaya in xaaladda ay haatan tahay mid degan, isla markaana Ciidamada howlgallo ay sameeyeen kadib ay dib u laabteen Magaalada Kismaayo.

Dagaal culus oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa duleedka magaalada kismaayo ee obolka Jubbada hoose waxaa uu maanta barqadii ku dhex-maray Ciidamo katirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerar jidgal ah ku qaadeen Kolonyo katirsan Ciidamada Jubbaland, xilli ay marayeen Inta u dhaxeeysa degaannada Baarka iyo halka loo yaqaano dhul-baraha ee duleedka Magalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here