Dhamaan Gadiidleeyda Magaalada Beledweyne Waxaa la Farayaa in aan la ogolaandoonin Gaadiidka Tonkoodu Culusyahay oo ka badan laba tan Cagaftuna ku jirto in ay isticmaalaan Wadada Laamiga ah inta uu ka qalalayo, lagana Dayactirayo Meelaha uu laamiga ka dumay.
Gaarigii ka dhaga adeeyga waxa uu la kulmi doonaa Xarig, iyo Ganaax.
Mahadsanidiin.